1/3
Tafsiirka Quranka Sh. Dirir screenshot 0
Tafsiirka Quranka Sh. Dirir screenshot 1
Tafsiirka Quranka Sh. Dirir screenshot 2
Tafsiirka Quranka Sh. Dirir Icon

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir

Somali Islamic Library
Trustable Ranking IconДоверенное
1K+Загрузки
10.5MBРазмер
Android Version Icon5.1+
Android версия
1.0(03-09-2021)Последняя версия
1.0
(1 Обзоры)
Age ratingPEGI-3
Скачать
ПодробностиОбзорыВерсииИнформация
1/3

Описание Tafsiirka Quranka Sh. Dirir

Bismillahi Raxmaani Raxiim,

Waxaa marka hore mahad leh allah subxaanahu wa tacaalaa, oo inoo sahlay in aan manta inta afka soomaaliga ku hadasha udiyaarinay Application-kan casriga ah oo aad kaheli karto tafsiirka qur’anka oo afsoomali ah ee codka Sh.Maxamed Dirir ilaahay ajar iyo xasanaad ha kasiiyo.

Waxaan ku dadaalnay in application-kan inuu noqdo mid fudud isticmaalkiisa hadana si casriyaysan u samaysan oo uu qof waliba kaheli karo wax waliba uu u baahnaan karo si uu tafsiirka qur’aanka u dhagaysto.

Astaamaha uu leeyahay application-kan

1. In aad suurada aad rabto ka dooran karto liistiga.

2. In aad aayada aad rabto dooran karto.

- taa waxay kuu fududeynaysaa xitaa adigo quraan iska akhrinaya ama dhagaysanaya hadaad is waydiiso ayaad kamidah quraanka, inaad aad dooran karto suurada iyo aayada oo markiiba aad tafsiirkeedii dhageesan karto.

3. In aad qaari’a aad rabto dooran karto waxaa hada ku jira Saddex Qaari’ oo ay kala yihiin Sh.c/raxamaan alsudais, Sh.Mishary Alcafaasi iyo Sh.Sacad Alghamdi.

4. In Marka aad suurada,aayada iyo Qaari’a aad doorato markiiba waxaa isfuraya kitaabka quraanka meesha ay kaga beegantahay doorashadaadii, si adigoo dhagaysanaya tafsiirkii aayadana kitaabka uga aragto.

5. In aad calaamadaysan karto meel alla meesha aad ku joojiso, taasoo kuu fududeyneysa in aad dib uga bilaabato meesha aad ku joojisay.

6. Hadii mobilke kugu soo dhaco adigoo tafsiirka kuu socdo markiiba codka tafsiirku wuu istagayaa marka aad call-ka iska jartid wuxuu markiiba kabilaabmayaa halkii uu ku istaagay adigoon waxba taaban.

7. Adigoo codka tafsiirka dhagaysanaya mobilkaaga applicationo kale waad furan kartaa oo waad isticmaali kartaa.

Mahadsanidiin.

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir - Версия 1.0

(03-09-2021)
Другие версии

Отзывов и оценок пока нет! Чтобы стать первым, пожалуйста,

-
1 Reviews
5
4
3
2
1

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir - Информация об APK

Версия APK: 1.0Пакет: com.tafsiirka.qurantranslation
Совместимость с Android: 5.1+ (Lollipop)
Разработчик:Somali Islamic LibraryПолитика конфиденциальности:https://www.privacypolicygenerator.info/live.php?token=cZ0GQINchB4Vh2xkhPXtKkMZhknNp1WFРазрешения:6
Название: Tafsiirka Quranka Sh. DirirРазмер: 10.5 MBЗагрузки: 27Версия : 1.0Дата выпуска: 2021-09-03 15:50:40Минимальный размер экрана: SMALLПоддерживаемый процессор:
ID пакета: com.tafsiirka.qurantranslationПодпись SHA1: 1D:34:6C:37:66:9D:1B:B7:28:13:B9:B4:C4:CE:50:3E:5E:08:8C:BCРазработчик (CN): AndroidОрганизация (O): Google Inc.Расположение (L): Mountain ViewСтрана (C): USШтат/город (ST): CaliforniaID пакета: com.tafsiirka.qurantranslationПодпись SHA1: 1D:34:6C:37:66:9D:1B:B7:28:13:B9:B4:C4:CE:50:3E:5E:08:8C:BCРазработчик (CN): AndroidОрганизация (O): Google Inc.Расположение (L): Mountain ViewСтрана (C): USШтат/город (ST): California

Последняя версия Tafsiirka Quranka Sh. Dirir

1.0Trust Icon Versions
3/9/2021
27 загрузки10.5 MB Размер
Скачать
appcoins-gift
Игры с бонусамиВыиграйте еще больше наград!
больше